Habar Dhali Wayday Aleelo Ku Waalatay

0

Habarto Markay Dhalma Dayso Waxay Ku Waaltaa Habar Faalisa Ah Oo Ay Kulba Waydiisa Goormaan Dhalayaa??!!! Xukumaddi Somaliland Markay Ku Fasahilantay Wax Qabad Keedi Waxay Ku Waalatay:

1- Dhul Boob

2- Hanti Qaran Xalaalayes

3- Garsoorkii Kala Shaandhayes

Waxaan Aad O La Yaabay Garsoorkii Somaliland Ee Kala Shaandhayenta Lagu Sameeyay Waxaana Is Waydiin Mudan Markaa Horey Somaliland Ma Garsoor Ayaa Ka Shaqeeya ?? Haddii O Jirana Sharcigee Ayo Ku Shaqeeyaa ??

 

Xukumaddo Waxay Araktay Inoo Shacabkii Kalsoonidii Kala Noqonayo Markaa Khal Khal Ayaa Galay Ismanalaha Wax Bii Laakin Way Ka Noqotay , Waayo Adigo Iska Soo Qaad Markaad Imatixaan Xoog Ku Gashid Xoogna Ku Guulaysatid Imtixaanka Kale Khal Khal Aya

Ku Galaya Because Kalsooni Ma Haysatid Xoog Kale Aad Ku Guulaysatid !!!Waxaan Aad Ogu Faraxsanahay Goloha Wakkiilad Somaliland Inoo Laalay Mashruuci Iibkii Haamaha Shidaalka Ay Xukumaddo Wadatay .

Aadna Waxaan O Canbaaraynaya Hadalka Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Mudane Cukuse O Ku Leeyahay “Haamaha Shidaalku Waa Hanti Qaran.Waxaa Xaq U Leh Maamuleeda Xukuumada Sida Ay Xaq Ugu leedahay Iibinta Guryahay Danta Guud”.?? Wallaahi Hadalkaago Waa Is Dhaaf Hanti Qarana Waad Leedahay Xukuumadda Xaq O Lehna Waad Leedahay Ee Mudane Wasiir Af Somaligaaga Ii Fahamsii Plz !!!!

 

Waxaano Ahayen Ictiraaf Raadis Maantana Waxaan Noqonay QaadhaanKi Doorashada Raadis Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri Arinkeeno , Ismana Lihi Cid Danbe Ayaa Noo Soo Istaagi Doonta Waayo Inagii Ayaa Iso Soo Istaagi Wayenay , Xukumaddi Ayaa Naqiimayen Wayday Aan Shalay Cod Shacab Ku Dooranay O Kulba Nin Shakhsi Ah Marna Shacabki Ogu Jawaabaya Hanjabaad Marna Aflagaado , Waa Ayaan Darro Nahaysta .Waxaan O Sheegaya Ninka Afka Qabiil Ku Hadlaya Maanta Ma Taagna Reer Hebel Waa Sidaas ?? Amma Aflagaado ??, Ee Somaliland Waa Qaran Cid Cid Ka Xigtaa Ma Jirto:

Abaal Daranee Haddaa

Ujeedo Xiinkaa U Buuxday

Markii Gabiley Ku Racaday

Markii Berbera Dhaxashay

Maxaa Uur Xumada Keenay

Maxaa Suldaan Xil Siday

Dagaal Loogu Oogayoo…?

Maxaa Loo Iina Sheegatoo

Weliba Aflagaado Keenay?

Ruuxun Bay Uguba Raacdoo

Anigo Kaa Arsan Maayee

Ilaah Baan Talada Saartay

 

Godomiyaha Abaabulka Ucid Ee Qaarada Europe

Marwo Samia Muse