Daawo Muuqalkaā€¯Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Warar Sheegay In Xilka Laga Qaaday Isaga iyo Xamarje, Dhaliilayna Hanaanka Loo Sugo Amniga Madaxweynaha

0

Hargeysa(Biyo Guure News)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa xukumadda ku eedeeyay inay faafisay warar xalay soo baxay oo sheegayay in xilka laga qaaday Mr Boobe iyo Xamarji oo waddani ka tirsan.

Warqad lagu faafiyay baraha bulshada iyo mareegaha wararka qaarkood ayaa lagu sheegay in xoghayaha guud ee waddani xilalka ka qaaday Mudane Boobe iyo Xamarji, iyadoo lagu eedeeyay khiyaamo xisbi,balse warqaddaasi mid la been abuuray ayaa ku tilmaamay Boobe.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Warkan