0

Waxaan salaamayaa Bulshada Sharafta mudan ee JSL oo dhan ,iyo Sxaafadda xorta ah ,Dowladda iyo Shacabkaba  waan salaamayaa ee Waxad is weydiisaan haddii sidii UDUB Gabalku u dhaco 2  da Xisbi Mucaarad maxaa JSL  uga Qorshaysan ?, ee lagaga bixi karaa Firaaqa Axsaabta Qarranka waa haddi Kulmiye Wax la tartama la waayo ? !!!.

Doorashada waxa  Lugta jiidaya Golaha Wakiilada ee Cirro hogaamiyo !, Xeerkii weli waa qabyo !, go’aankii guurtida ee Muddokordhinta may saxeexin 2 da Xisbi Mucaarad oo halkaa waxa ka cad inaanay Doorasho u jeedin ee ay Dib u riixayaan oo Weligood inay fadhiyaan ayay donayaan oo Dowladdana ay eedo


Been abuur ah dusha uga tuuraan !, Bulshada na Jaahwareer ku ridaan !.
dowladda Kulmiye wey dadaashay oo Wax badan bay Qarranka JSL u qabatay ,lama inkiri karo maxay kula tartamayaan bal 2 da Xisbi Mucaarad ?!.isuma dhawa oo inay 5 Sannadood ee soo socda na Kulmiye u hambalyeeyaan ayaa haboom .

Wa Billaahi Towfiiq ,
by Mr Belel .*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga