Wasiir Cadami Oo Ka Jawaabay Su’aal Laga Weydiiyay Sababta Uu Madaxweyne Siilaanyo Gudiyada Uu Magacaabo Ugu Daro

0

Wasiirka Wasaarada Gaashaan-dhiga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka jawaabay su’aal ahayd sababta uu madaxweynaha Somaliland gudiyada uu magacaabo ugu daro.

Wasiirka oo uu telefishanka Bulsho Su’aashaasi weydiiyay ayaa kaga jawaabay sidan

“madaxweynuhu sidaan u aqaanno buu iyaqaanaa oo waanu wada joogi jirney oo kifaax baanu wada galnay, iyadoo la doonayo Deked laga dhiso Marka oo ah meel aan dekedba noqon Karin si Berbera loogu beddelo ayaanu isaga oo jooga Ganacsiga aanu kula ciirsanay, si halyeynimo ahna arrintaas wuu nagala hawlgalay, waana aan naxaa marka aan maqlo iyadoo siilaanyo Dekedda Berbera laga sheeganayo.”

– See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=160924#sthash.k7kFEhaS.dpuf