WAA YAABKA YAABKIIS MA INA WARAN CADE,INA FADAL IYO INA CADARE AYAA ABAYASHII SNM EE XASAN CIISE,MAHD XAASHI,IBRIM DHAGAWEYNE,BOOBE YUSUF KA ILAALINAYA SOMALIND INEY QASAAN!!!!!!????.‏

0

WAA YAABKA YAABKIIS MA INA WARAN CADE,INA FADAL IYO INA CADARE AYAA ABAYASHII SNM EE XASAN CIISE,MAHD XAASHI,IBRIM DHAGAWEYNE,BOOBE YUSUF KA ILAALINAYA SOMALIND INEY QASAAN!!!!!!????.

Nin baa laga hayey HADAAN GOOBTA LAGA GUURIN WALEE GORAYO HEERYEEYSANA WAA KA SOO BAXI!!! ma maanta ayaa leyna leeyahay asaasayashii SNM ee dalka inoo xoreeyey ayaa ina waran cade oo WASHMANKA ina dafle ahaa,oo waliba dadkii xeebta xamar lagu laayey ee ardeyda u badnaa waa ninkii soo qorey liiska dadka ee hangashta u dhiibey ayaa maanta leh Somalind ayaan ka ilaalinaya Xasan Ciise,Mahd Xaashi,Ibrahim Dhagaweyne,Dhaga Weyne iyo Xamarji waa mid aad loola yaabo oo QOSAL GARIIRA.
Cadarahan reer xamarka ah ee waxoogaagi uu U.K ka soo shaqeystey Hargeisa kala masuugey ee xamar gashadey ee ka mid ah GOOM DULIGA waa qolada jecel isku darkee ma maanta ayuu waji ku macaash nodey,waxan huba in ayna dhaceyn.
Ina Fadalkan jaahilka ah ee isbaahi aan soo marin een waxba aqriyini ma xasan ciise iyo dhagaweyne ayuu is hor taagi kara,waa caado qaate,calooshii u shaqeysta ah oo jaahila.
Waxaan ku soo gabagabeynaya gabeygan:
 
Haddii shicibku calankuu tabcaday,loogu tudhi waayo
Tis dhan oo qabyaalada haddii,tuurta lagu qaato
Maantana Taleex iyo haddii,Taamo laga muujey
Tariikhdii Karal haddii,taabka lagu haysto
Tol-maroorsi xaajada haddii,nala taraarsiiyey
Taajkii yimaaddaba hadday,toban ku saaxiibto
Tafaraaruqii hore hadday,tanina noo raacdo,
Idinkuna tigaaddiyo njmcada,taransan maysaane
Tambareeri uunbaydin noqon,tiriyey shaashkiiye.
Haddaan laga tanaasulin jarkaa,nlagu taaraayo
Tallahaan ku dhaartaye inay,tegi sidii Koongo.
 
SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO GOONI ISU TAAGEDDA 
AMIIN……AMIIN……AMIIN…….
MAHADSANID
ABDI ALI JAMA
LONDON