Wasiirka Shaqada Oo Faahfaahiyay Cida Xaqa U Leh Qabashada Shirka Qaran

0
Hargeysa (BGN) – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sheegay in aanu jirin shir qaran oo ay ku baaqi karaan xisbiyada Mucaaradka ahi.

Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebookga, waxaana uu yidhi  Madaxweynaha aya leh Awoodda Shir qaran, talo qaran , siyaasad qaran. Xisbiyadu waa siyaasad xisbi , shir Xisbi, arrin Xisbi oo keli ah”

– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=160401#sthash.VrX7uRqP.dpuf