Madxwaynihii Hore Ee Butland Mr faroole oo Si Heer sare ah Loogu Soo Dhaweeyay hargaysa

0

<iframe width=”640″ height=”390″ src=”https://www.youtube.com/embed/oA-FmfWDQVw” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Hargeysa(Biyo Guure News.com)-Madaxweynihii hore ee Putland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamud Faroole ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Cigaal International air Port ee Hargeysa, Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa socdaalkiisa lala xidhiidhinayaa mid dhinaca qoyska ah Maadama Oo haweenaydiisii dhawaan geeriyootay Marxuumad Aamina Abiib ay kasoo jeeday deegaanada somaliland islamrkaana qoyskeeda uu booqasho ugu yimi, geerida haweenayda udhaxday madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa timi kadib markii uu toogtay wiil ay dhashay oo ilaahay ku sababay.

Inkastoo aan saxaafada loo ogolaan inay la kulmaan Madaxweynihii hore Ee Putland ayaa hadana waxa kawar bixiyay socdaalkiisa qaar kamida Madaxda dhaqanka ee somaliland Oo garoonka kusoo dhaweeyay