Xukuumada somaliya o dacwad Horleh ku Oogaysa dalka Kenya

0

Soomaliya ayaa maanta si rasmi ah waxay dacwad uga gudbinaysaa dalka Kenya oo ay ku eedeysay in ay si sharci darro ah ugu qabsatay baddeeda.

Murankan waxa uu salka ku hayaa lahaanshaha qaybo kamid ah soohdinta xadka badda laabda dal, oo badhitaano lagu sameeyey la sheegay in laga helay khayraad dabiici ah.

Dacwadda maanta waxa ay imaanysaa maalamo kadib markii ay Kenya sheegtay in ay Muqdisho ka heshay balanqaad ah in muranka badda wadahadal lagu xallin doono.

Sharciyaqaano iyo xubno matalaya dowladda Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud Axmed Cali Daahir ayaa gaaray magaalada the Hague, kuwaas oo si rasmi ah u gudbin doona dacwadda.

Axmed Cali Daahir oo u warramaya BBC-da ayaa sheegy in dacwadda laga fursan waayay