Deg Deg war, Madaxwaynaha Turkiga oo Xildhibaanada Xsibigiisa la hadlaya ayaa daboolanka qaaday in...
Dilka saxafi Jamal Khashoqji waxaa la sii diyaariyay maalmo ka hor, sida uu sheegay madaxweynaha Turkiga oo la hadlaya xildhibaannada xisbigiisa talada haya.
Rajab Dayib...
Madaxwayne Muuse Biixi oo bayaan baaq nabadeed ah Kasoo saray dagaalka Soo Noq noqday...
>
Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso Koonfurta Gobolka Sool, Maamulka Gobolka Iyo Hay’adaha Amnigana Farayaa...
VOA, Madaxawyanaha cusub  degaanka soomaalida ethiopia somali state Mustafe Cagjar   ayaa daboolka ka...
Madaxawyanaha cusub  degaanka soomaalida ethiopia somali state Mustafe Cagjar   ayaa daboolka ka qaaday in toban kun oo qof  dilkooda loo haysto madaxwaynihii hore...
Maalqabeenkii Reer tanzania oo Toban Casho kadib la Hellay
Waxaa gurigiisa si nabadoon dib ugu soo laabtay maalqabeen reer Tanzania ah oo muddo tobban maalmood ah lagu afduubtay magaalada Dar Es Salaam ee...
Ciidamo Ka Gadoodsan Mushahar La’aan Oo Xidhay Wadada Tagta Madaxtooyadda Garowe
Ciidanka madaxtooyada  maamul goboleedka Puntland oo ka gadooday mushahar la’aan ayaa saaka xidhay wadada laamiga ah ee tagta dhinaca wasaaradaha iyo xarunta madaxtooyada Garowe,...
Liibiya Oo Ku Gacan Saydhay Qorshaha Midowga Yurub Ee Lagu Xakameynayo Muhaajiriinta
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Liibiya waxaa uu sheegay in dalkiisu uu ka soo horjeedo qorshe midowga Yurub ay soo jeediyeen oo ahaa in...