VOA, Madaxawyanaha cusub  degaanka soomaalida ethiopia somali state Mustafe Cagjar    ayaa daboolka ka qaaday in toban kun oo qof  dilkooda loo haysto madaxwaynihii hore ee degaanka soomaalida ethiopia cabdi maxamudd  Cumarillay,

0

Madaxawyanaha cusub  degaanka soomaalida ethiopia somali state Mustafe Cagjar    ayaa daboolka ka qaaday in toban kun oo qof  dilkooda loo haysto madaxwaynihii hore ee degaanka soomaalida ethiopia cabdi maxamudd  Cumarillay,

waraysi uu siiyay madxawyane cabdi cagjar idaacada VOA ayuu ku sheegay sidoo kale in wali lagu raad joogo shaqsiyaadkii xasuuqa  ibna aadannimo u gaystay dadka soomaalida ah ee reer ethiopia waxaanu intaa ku daray in qaarkood dalbanyaan cafis laaakiin in loo fidiyo,

Dabcana su,aal laga waydiiyay cida uu u xidhan yahay madaxwaynihii hore cabdi maxamuud wuxuu ku jawaabay, Kolay dadku way iswaydiinayeen waxaanse u sheegayaa  wuxuu u xidhan yahay dawlada degaanka iyo ta federaalka ahba waa isku dawlada kaliya labaduba

danbiyada looo haystana waxaa ka mida xasuuq  tobanaan kun oo qofa , dadka qaar aya u haysta in loo xidhay mashaqadii ka dhacday jig jiga ee lagu bartilmaamadaystay dadka aan afka soomaliga ku hadlin,