Home Wararka Page 955

Wararka

Ujeedaha shir Deg Dega oo dhanka Amaanka ah laguna qabtay xafiiska Badhasaabka Gobolka Saxil

0
Shir Deg Dega  oo  ay Maanta xili hore  ay   yesheen Gudida nabadgalayada iyo Illaalinta Amaanka Gobolka saaxil  Ayaa saaka Lagu qabtay xafiiska badhasabka saaxil,...

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Markale Buuq Ka Istaadhmay Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo

0
Waxaa maalmihii u dambeeyay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ka taagnaa Buuq iyo isfaham waa gaadhay in qoraal turxaan leh ay iswaydaarsadaan Maamulayaasha Mid ka...

Deg Deg, Warkii Ugu danbeeyay ee Dilkii Agaasimihii Shirkada Dp World ee Boosaaso

0
Nin hubeysan ayaa maanta toogasho ku dilay madaxii shirkadda DP World ee dekedda magaalada Boosaaso. Sarkaal amni oo lagu magacaabo Maxamed Daahir ayaa wakaaladda warraka...

Maraykanka: Arday u xidhan inay iska diwaangeliyeen jaamacad aan jirin

0
Hindiya ayaa dibad bax laga sameeyey ku aaddan Maraykanka, kaddib 129 arday oo indiyaan ah kolkii loo xidhay inay isdiwaangeliyeen jaamacado beenabuur ah oo...

BBC Maxay tahay sababta boqoradda Ingiriiska loo geeynayo meel ammaan ah

0
Laba wargeys oo ka mid ah kuwa ugu caansan dalka Britain ayaa maanta oo Axad ah qoray iney dowladda Britain ay dib u soo...

Gudoomiye Axmed Shide Oo Gaadhay Magalada Jigjiga Iyo Ujeedada Safarkiisu La Xidhiidho

0
Gudoomiyaha xisbiga haya talada deegaanka soomaalida Itoobiya Axmed Shide uu gaadhay magaalada Jigjiga. Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in gudoomiye Axmed Shide markii...

Geerida Abwaan Baarleex: Hadda ayaan ogaaday inuu sagootin ahaa eray uu igu yiri intii...

0
Abwaan Cabdillaahi Xirsi Ibraahim, oo ku magac dheeraa Baarleex, waxa uu Alle ha u naxariistee ka mid ahaa sugaanyahannada ay sida weyn u yaqaaneen...

Safiirka Ingiriiska Ee Xilka Ka Tagaya Oo Cabdiraxmaan Cirro Su’aalo Ka Waydiiyay Mawqifkiisa Doorashada...

0
Safiirka dhawaan xilka laga bedelay ee Ingiriiska Mr David Concar oo uu weheliyo ergayga cusub ee Ingiriisku u soo magacaabay xafiiskooda Hargeysa ayaa shalay...

Wararkii ugu danbeeyay