Ujeedaha shir Deg Dega oo dhanka Amaanka ah laguna qabtay xafiiska Badhasaabka Gobolka Saxil

0

Shir Deg Dega  oo  ay Maanta xili hore  ay   yesheen Gudida nabadgalayada iyo Illaalinta Amaanka Gobolka saaxil  Ayaa saaka Lagu qabtay xafiiska badhasabka saaxil, Shirkan oo saxaaafadu Debad Joog ka Ahayd  aya waxaa goob jog ka Ahaa taliyayaasha Ciidamada kala Duwan ee Gobolka saaxil  iyo Xubnaha maamulka Gobolka iyo Degmada berbera, iyo  waliba Maareeyaha Guud ee dekadaha Somaliland oo uu Whelinayay  Agaasimaha Dp world ee dekada Berbera,

Sida Aanu Xogta ku Helnayna waxaa lakala qaatay Awaamiir Ada goo Dhanka  Amanka Lagu Sii Xoojinayo  Iyadoo Marka Horeba  uu Adkaa Ilaalinta Amaanka Guud ee Gobolka saaxil,

Meelaha Lasii Xiijiyano Amankooda waxaa kamida Dekada berbera, haamaha Shidaalka  iyo  kaantaroolada oo baadhis balaadhan lagu samayn doono baaburta ka baxaysa berbera iyo Kuwa Soo galayaba,

Dabcana  Waxaana Laga yaabaa  Labac kaclaynta Amaanku in aay dabo socotaa  Markii saaka Subaxii   hore maamul Gobaleedka Butland  ee dalka Soomaaliya  magaalada Boosaaso Lagu Dilay Agaasimihii shirkada Dp World  ee Dekada Boosaaso