Home Wararka Page 943

Wararka

Madaxweynaha Puntland Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdillaahi Denni ayaa goor dhawayd oo caawa ah ku dhawaaqay Golaha wasiirrada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo...

Itoobiya Miyey Ka Noqotay Saamigii Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera?

0
-Wasiirka horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay faahfaahino hor leh oo ku saabsan heshiiska Saddex Geesoodka ahaa ee u...

Gudoomiye Cirro oo Fariin soo dhigay bartiisa Twitterka

0
Dr Abdirahman Mohamed Abdillahi @CirroSL Madaxweyne Muuse: “Saldhiga militariga waan ka kiraynay dawladda Imaaraadka”!. Wasiir Sacadna waxa uu leeyahay “kiro kama qaadanno”! Keebaa run sheegaya?...

Hailemariam Desalegn Ex raysal wasaare ethiopia oo xil cusub loo mgacaabay

0
Raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa hogaamin doona wefti ka socda midawga Afrika oo tagaya dalka Nigeria. Minata Samate Cessouma oo ka...

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadley Dhalinyaro Ku Xidhan...

0
- Suldaanka Guud ee beelaha gobalka Awdal Suldaan Saleeban Cali Ismaciil ayaa waxaa uu maanta si kulul uga Hadley dhalinyaro dhawaan xukuumadu ku xidh...

Deg Deg, Maxkamada Gobolka maroodi jeex oo Xukun ku riday wargays madaxbanaan oo hargaysa...

0
Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex oo mudooyinkii ugu danbeysay gacanta ku haysay  dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka...

Wararkii ugu danbeeyay