Gudoomiye Cirro oo Fariin soo dhigay bartiisa Twitterka

0

Dr Abdirahman Mohamed Abdillahi [Cirro]
@CirroSL
Madaxweyne Muuse: “Saldhiga militariga waan ka kiraynay dawladda Imaaraadka”!. Wasiir Sacadna waxa uu leeyahay “kiro kama qaadanno”! Keebaa run sheegaya? Keebaase shacabka been u sheegaya? Shacabkaygu ayaan daranaa?