Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal Oo Si Kulul Uga Hadley Dhalinyaro Ku Xidhan Borama + [ Muuqaal

0

– Suldaanka Guud ee beelaha gobalka Awdal Suldaan Saleeban Cali Ismaciil ayaa waxaa uu maanta si kulul uga Hadley dhalinyaro dhawaan xukuumadu ku xidh xidhay magaalada Borama , waxaana uu ku baaqay in dhalinyaradaas si deg deg ah loo sii daayo