Home Wararka Page 941

Wararka

Cali guray, xubin kaliya nalama siin hadaanu nahay new ucid kooxdayadii ku biiray...

0
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa waxa uu sheegay inaan waxba looga ogolayn xisbiga KULMIYE garabkii uu hoggaaminayay...

Trump: Kuma qanacsani heshiiska la gaaray

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in aanu u riyaaqsanayn heshiiska ay wada gaadheen sharcidajiyayaasha kaasi oo ah dhismaha xayndaab xaddidan laga yagleelo xadka...

Madaxweyne Trump Oo Ka Hadley Weerarrada Ka Dhanka Ah Saxaafadda

0
Donald Trump Ayaa Cambaareeyay Weerarradda Ka Dhanka Ah Warbaahinta Ka Dib Dhacdadii Sawir Qaadaha BBC-Da Ka Soo Gaartay Goob Uu Madaxweynaha Maraykanku Dad Kula...

Jago Aan Maanta Doon Doonayaa Ma Jirto , Lakiin Damacu Qof Walba Wuu Ku...

0
Jago Aan Maanta Doon Doonayaa Ma Jirto , Lakiin Damacu Qof Walba Wuu Ku Jiraa..” Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere    

BBC JIG JIGA, sharaab dhacay iyo dawooyin kusoo batay suuqyada

0
Magaalada Jigjiga ayaa lagu qabtay sharaab dhacay oo si qarsoodi ah ay ganacsato u soo galiyeen, sida ay BBC-da u sheegtay Ayaan Cabdishakuur Axmed...

Madaxawyne Trump oo ugu baqay inay is casisho ilhaan cumar hadii kale …………….

0
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ugu baaqay Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah, kana tirsan aqalka Kongreska Mareykanka, inay iscasisho, kadib markii ereyo...

Magaalada Marsaba e Kenya oo Masuuliyiin soo booqday ku casuumay biyo bali dhooqo ah,maxaase...

0
Shacabka ku dhaqan deegaan lagu magacaabo Karare oo ka tirsan maamul goboleedka Marsabit ee dalka Kenya ayaa caro xoog leh u muujiyay hoggaamiyeyaashooda, ka...

Wararkii ugu danbeeyay