Dagaalka Libiya oo sii xoogeystay iyadoo ciidamada Xaftar ay Tripoli ku wajahan yihiin
Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay...
Wariye Cabdullaahi Xaaji “40 sanno ayaan BBC-da u shaqaynayay, waligayna fasax dheer ma qaadanin”
Wariyaha rug caddaaga ah ee muddada dheer BBC-da ka hawlgali jiray Cabdullaahi Xaaji ayaa xalay la guddoonsiiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Soomaalida, ISA, taas...
Madaxweynaha Somaliland Oo Bogaadiyey Dawlada Itoobiya Iyo Hogaanka Xisbiga Deegaanka Soomaalida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa Xisbiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo qabsaday shirkii 10aad oo ay ku...
Nin asagoo 6 jir ah qoyskooda dhul laga dhacay oo inta garyaqaan noqday dhulkii...
Nin reer Uganda ah, oo markuu lix jir ahaa aabbihiis dhul laga dhacay, ayaa ugu dambayntii ku guulaystay in uu dhulkii dib usoo celiyo...
Baarlamaanka Australia oo tallaabo ka qaaday xildhibaan u qiil sameeyay weerarkii masaajidka New Zealand
Baarlamaanka Australia oo tallaabo ka qaaday xildhibaan u qiil sameeyay weerarkii masaajidka New Zealand
Mudaneyaasha aqalka Senate-ka ee dalka Australia ayaa si rasmi ah kalsoonida...






















