Daawo Sawirada :- Qaabkii Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Qatar .
- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi ballaadhan uu hoggaaminayay ayaa maanta gaadhay magaalada Doxa ee dalka Qatar, kaddib markii uu martiqaad ka...
Dalka Uganda oo Noqonaya mid 40 sano museveni xukumo hadii doorashada soo socota...
Xubnaha baarlamanka ugu jira xisbiga haya talada dalka Uganda ayaa taageeray isku day uu madaxweyne Yoweri Museveni ku doonayo in mar kale dib loogu...
Toogasho ka dhacday magaalada Utrecht, Netherlands
Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen magaalada Utrecht ee dalka Netherlands kadib markii nin hubeysan uu rasaas...
BBC Ururka lashabaab oo qabsaday Degmada balcad sida uu sheegayAfhayeenka maamul-goboleedka Hirshabeelle, Daa`uud...
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen degmadaas oo ay gudaha u...
Shirkada Diyaarada Caalamiga Ah Ee Turkish Earlines Oo Hakisay Duulimaadyadii Magaalada Muqdisho
Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay in todobaadka ugu horeeya ee Bisha Apriil ay baaqan doonaan duulimaadyadii Diyaaradaha Shirkadaas ay ku imaanjireen Garoonka Aadan-Cadde...