Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Digniino Saamayn Kara Madaxweyne Farmaajo
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka saameynta siyaasadeed leh ka...
IGAD oo soo saartay digniin abaar ku wajahan Bariga Afrika
Maamul Goboleedka IGAD ayaa ka digay inay kor u kacdo baahida dhinaca cuntada ee ka taagan waddamada gobolka gaar ahaan waddamada Soomaaliya, Kenya, Itoobiya...
Degdeg: Madaxweyne hore oo gacantiisa isku dilay
Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alan García ayaa geeriyooday ka dib markii uu istoogtay xilli ay booliksa tageen gurigiisa, si ay ugu soo xiraan...
Halkee ayuu ku Dambeeyey Shirweynaha Labaad ee Xisbiga WADDANI oo u Muddaysanaa 8 April...
Shirweynihii labaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa mar kale dib uga dhacay xilligii loo muddeeyey oo ku beegnayd 8 April 2019. Shirweynihii...
Madaxawyanihii Xilka laga Tuuray ee dalka Suudaan oo Lagu xidhay xabsi Kuyaala magaalada Khartuum
Madaxweynaha xilka laga tuuray ee dalka Sudan, Cumar Xasan Al-Bashiri ayaa talaadadii loo wareejiyey xabsiga Kobar ee magaalada Khartoum, sida ay laba xubnood oo...
BBC Somaliland oo haamo waawayn u culanaysa shidaalka geeska Afrika
Shirkad Shiinaha laga leeyahay ayaa heshiis baaxad wayn la sixiixatay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, sida uu BBC-da u sheegay Wasiirka Maalgashiga...
Itoobiya Oo Ruushka La Gashay Heshiis Ay Ku Isticmaalayso Nukliyeerka
Dawladda Itoobiya ayaa Shirkadda Tamarta Nukliyeerka Ruushka ee Rosatom la gashay heshiis ay tamarta Nukliyeerka ugu adeegsanayso hab nabadgelyo ku dhisan.
Warbaahinta Itoobiya ayaa werisayin...
Siyaasi Cali Guray Muxuu Ka Yidhi Doodii Golaha Wakiilada Iyo Aragtida Xildhibaan Waabeeye?
Soo Jeedintaydu Waxay Ka Jawaabaysaa Doodii Xildhibaan Waabeeye Oo Dhinaca Sharciyadda Aan Garwaaqsaday”Cali Guray
DOODDII XILDHIBAAN WAABEEYE
Xalay waxan daawaday doodii xildhibaanada wakiilada ee xeerka Golayaasha...
















