Home Wararka Page 890

Wararka

Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Sali dhige) Wuxu Geeriyooday Isaga Oo Maxkamadihii Iyo Dawladihii Somaliland...

0
Qoraa/Muj Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka waramay wakhtigii ay isbarteen Marxuum Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Sali dhige) oo shalay ku geeriyooday shil gaadhi(wali aan...

Agaasimaha Guud ee Shirkada facebook oo Laga Yaabay Lacagta ku baxda waardiyayaashiisa

0
Shiradda Facebook ayaa ilaalada amaanka Agaasimahooda guud ku bixisay lacag ka badan $22 Milyan oo dollar sanadkii 2018-ka. Sidoo kale waxa ku jira lacagta...

Farmaajo: Soomaaliya waxay ka dagi la’dahay mucaarad wax dumiya iyo faragelin shisheeye

0
Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta hadal ka jeediyay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed uga furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay haystaan...

Shirkada DP World Oo War Cusub Ka Soo Saartay Furfurka Ganacsiga Itoobiya Iyo Doorka...

0
Shirkadda maamusha dekedda Berbera ee DP World ayaa sheegtay in ay si dhaw ula socoto furfurnaanta ganacsi iyo dhaqaale ee dalka Itoobiya oo hay’ado...

Waa inaan muujinnaa sameynta siyaasadeed ee ay Itoobiya ku leedahay Marka ma jiri karto...

0
Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Halka Ay Ka Hawl Gali Doonaan Ciidamadeeda Badu Itoobiya ayaa sheegtay iney ciidamadeeda badda ee burburay 1990-yadii ay 27 sano kaddib...

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu...

Wararkii ugu danbeeyay