Home Wararka Page 877

Wararka

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Oo La Dilay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa,...

Hogaamiyaha ISIS oo Maraykanku baahiyey in la dilay 5 Sanno ka hor oo hadda...

0
Hogaamiyaha ISIS oo Maraykanku baahiyey in la dilay 5 Sanno ka hor oo hadda Muqaal cusub soo duubay   Hogaamiyaha Kooxda ISIS / Daacish Abubakar ayaa...

Warbaahinta Caalamka oo Wax Ka Qortay Xoolaha Somaliland oo Loo Dhoofinayo Imaaraadka Carabta

0
Somaliland ayaa dhawaan bilaabaysa inay xoolo nool u dhoofiso bariga dhexe kadib markii ay heshiis wada gaadheen wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland iyo dawladda...

Wargeyska Daily Nation : Kenya waxa ay xiriir dublamaasiyadeed la yeelanaysaa Somaliland

0
Wargeyska Afka dheer ee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa qorey in dowladda Kenya ay qorsheynayso in ay xafiis ka furato magaalada Hargeysa si loo...

Markab Hub Siday Oo La Qabtey + Dalka Uu Ku Socdey

0
Madaxda Dowladda Libya ee ay QM taageerto ayaa sheegay in Markabkaasi lagu qabtay meel ka baxsan Xeebaha magaalladda Misraat ee Galbeedka dalkaasi. Markabkaasi oo lagu...

Maxay Ka Dhigan Tahay Madaxdii Hore Ee Soomaaliya Ee Weli Siyaasadda U Hanqaltaagaya?

0
Waxaa magaalada Muqdisho dhowr maalmood kahor lagu qabtay shirweyne uu lahaa xisbiga Himilo Qaran oo ee hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Shekh...

Qaraabada ninkii looga shakisnaa weerarrada Sri Lanka oo la laayay

0
Abaaha dhalay ninka lagu eedeeyay in uu maleegay weerarradii bambooyibka loo adeegsaday ee Axaddii ka dhacay Sri Lanka Zahran Hashim ayay laamaha ammaanku dileen...

War DegDeg Ah:Gaadhi Xamuul Ah Oo Caawa Laga Qafaashay Magaalada Tog-Wajaale

0
Tog Wajaale   Waxa caawa fiidkii laga afduubtay gaadhi xamuul ah,oo rarnaa oo ahaa nooca loo yaqaano sideed boolaha badhtamaha Magaalo Ganacsiyeedka Tog-Wajaale. Gaadhigan ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay