Wasiirka Diinta iyo Awqaafta jamhuuriyada Somaliland oo ka Hadlay Bisha ramadaan Curashadeeda
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in aan meel laga arag bishii Ramadaan, waxaanu shaaciyey in la...
Diyaaradda Boeing 737 oo shil gashay
Diyaarad rakaab ayaa ku soo dhacday gobolka Florida ee dalka Mareykanka xilli ay ku soo dageysay garoon diyaaradeed.
21 qof oo rakaabkii diyaaradda saarnaa ka...
Dhulka Soomaalida yaa siiyay Canfarta Itoobiya
Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa shalay buriyay ama laalay heshiis maamulkii ka horreeyay ee madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu la galay...
Aduunka Ya Ugu Shaah Cabid Badan, Shaaha Kulul Maxaase Khatar ka Dhalan kara
Seynisyahanada ayaa baaraya suurtagalnimada ah in Shaaha kulul oo aad cabtid aad ka qaadi kartid Kansarka ku dhaca cunaha.
Khuburada waxay ka dhawaajiyeen in shacabka...
Haweeney ra’iisul wasaare ah oo guursatay weriye caan ah
Ra’iisul wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa maanta la aqal gashay weriye caan ah oo ay in muddo ah wada socdeen,sida uu sheegay afahayeen...
Mucjiso lagu arkay dalka Australia?
Wakaaladda duurjoogta Australia ayaa shaacisay sawirka seddexda indhood leh oo marki ugu horreysay lagu arkay waqooyiga dalka Australia.
Wakaaladda duurjoogta Australia waxay sawirka maskaasi ku...

























