Home Wararka Page 870

Wararka

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Amaro Culus Faray Wasaarada Gaadiidka, Taliyaha Booliska Iyo Laanta Nabad...

0
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa amaro la xidhiidha nabada galyada wadooyinka faray wasaarada gaadiidka, taliyaha ciidanka booliska iyo laanta nabad galyada wadooyinka Madaxweyne...

Guushii Liverpool oo xalay Gil Gishay Caalmaka Cayaaraha Kubada cagta daawada

0
Qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa markii laysku soo laabtay waxay kooxda Liverpool bilawday weeraro joogto ah oo ay ku qaaday goolka kooxda Barcelona kuwaas...

Gaaski ugu badnaa abid oo laga helay Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaadday Shirkad dhinaca Tamarta ah oo laga leeyahay dalka Britain ee New Age (African...

Dawladda Mareykanka Oo Dhalashada Kala Noqotay Wadaad Soomaali Ah Oo Hargeysa Yimid + [...

0
Mareykanka ayaa dhalashada kala noqday IImaamka masaajidka ugu weyn magaalada Portland , ka dib markii uu toddobaadkii hore gaadhay Somaliland . Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye...

BerberaShil baabuur oo 7 doba qof ku dhinteen jidka u dhexeeya berbera...

0
Berbera Shil Baabuur Todaba  qof ku dhinteen jidka u dhexeeya berbera iyo hargaysa Inaalilaahi Wa Inaa lleehi Raajicuun Allah Ha Unaxariistee 7  oo Isugu Jira...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Afrika Ee Masar oo Somaliland Booqasho Ku Yimid

0
Weftigan oo Dalka Maanta soo gaadhay ayaa waxa Madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibedda iyo Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Somaliland. Sidaana...

Maraykanka Wuxuu Dhoofsaday Dadkii Muqdisho Kula Dagaalamay 1993

0
Wargeyska The Great American ee internet-ka wax ku qora ayaa daabacay faallo uu cinwaan uga dhigay “Muqdisho waxay timid Minneapolis”. faallada uu qoray wargeyskan ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay