Home Wararka Page 855

Wararka

Maxaad ka taqaan magaalada reer aakhiraadka ee lasoo booqdo

0
Dhul gariis 11 sano ka hor ku dhuftay gobolka Sichuan ee dalka Shiinaha ayaa sababay inay dhintaan qiyaastii 87,000 oo ruux. Markii uu dhul gariirka...

Dawlada Somaliland Maxay Ka Ogtahay Socdaalka La Sheegay In Madaxweynaha Kenya Ku Imanayo Soamliland?

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa sheegay inaanu jirin socdaal uu Madaxweynaha Kenya Uhuyrru Kenyatta ku imanayo Somaliland oo...

Somaliland Miyey Ka Faa,iidaysanaysaa Xiisada U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Kenya?

0
Wasiirka Wasarrada Arrimaha gudaha Somaliland Maxmed Kaahin Axmed oo maalmihii ugu danbeeyayba isaga iyo wafdi la socda ku sugnaayeen magaalada Nairobi, ayaa sheegay in...

Gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo barasaab ka noqotay UK iyadoo xijaaban

0
Rakhiya Ismaaciil waxaa 16-kii bishan May loo doortay inay noqoto barasaabka degmada Islington ee Waqooyiga London. Gabadhan oo ku dhalatay dalka Soomaaliya ayaa siyaasadda ku...

Sawirro dayax gacmeed qaaday oo muujinaya saliid ku daadatay badda Khaliijka

0
Shirkadda raadaarrada dayax gacmeedyada ee Finland ee magaceeda la yidhaa IC ayaa sheegtay in raadaarrada dayax gacmeedyadeedu sawireen saliid badan oo ku daadatay aaggii...

Trump oo sharci gaar u adeegsaday ogolaansha hub laga iibinayo Sucuudiga

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa fasaxay in hub qiimihiisu yahay balaayiin doolar laga iibiyo Sucuudiga, waxaanu ku sababeeyey khatarta kaga iman karta dalka ay...

Mrs Theresa May Ha Iscasisho Balse Lama Dafiri karo Inay Noqotay The Second Iron...

0
Allay lehe mawqifka Baarlamanka Ingiriiska ayaa halkaa maraya. Waxay diidayaan way garteen. Sida muuqata waxay diidayaan ha garteene may garan waxay doonayaan inay ku...

Wararkii ugu danbeeyay