Boqorka Sucuudiga Oo Casuumad Ufidiyay Dhigiisa Dalka Qatar Iyo Sobobta?
Salmaan Bin Cabdulcasiis Boqorka Sucuudiga ayaa ku martiqaaday Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad Shirka degdeg ah oo Golaha Iskaashiga Khaliijka ku yeelan...
Haweenay joogta Wajeer oo caanaha geela ka iibisa Scotland
Manaafacaadka geela ayaa sanooyiinkii ugu dambeeyay ahaa mid ku sii kordhayay deegaanada Soomaalida.
Caanaha geela ayaa ka mid ah waxyaabaha muddooyiinka ugu dambeeyay ay faa'ido...
Beesha Caalamku Ma Soo Faragelin Doontaa Khilaafka Xisbiyada Somaliland Sidii Dhacday Sanadkii 2009?
14-kii bilood ee u dambeeyay waxa uu khilaaf cakiran oo arrimaha doorashooyinka ku saabsan u dhexeeyay xisbiyada Somaliland. Wada hadallo badan oo ay yeesheen...
Dhagaxyo aad u baaxad weyn oo kusoo dhacay waddo ku taalla Mareykanka
Qeyb ka mid ah waddo weyn oo ku taalla gobolka Colorado ee dalka Mareykanka ayaa gabi ahaanba burburtay kadib markii ay ku soo dhaceen...
Wargeyska Daily Nation: Kenya waa inay xoog u adeegsataa muranka xuduudda badda ee Soomaaliya
Warbixintan oo uu qoray nin lagu magacaabo Kemoli Sagala oo ku takhasusay arrimaha amniga iyo maamulka ayuu ku sheegay in Kenya aysan sii ahaan...
Madaxweyne Geele oo u waramay wargeyska Al-sharqal awsat ayaa cambaareeyay weeraradii lagu qaaday ceelasha...
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa dalka Sucuudiga ku tilmaamay inuu yahay hoggaamiyaha dalalka Carabta iyo dunida Islaamka.
Madaxweyne Geele oo u waramay wargeyska Al-sharqal...
Britain: Wiil Soomaali ah oo loo doortay baarlamaanka Midawga Yurub
Duqii hore magaalada Sheffield ee dalka Britain Majid Majid oo ah wiil Soomaali ah ayaa loo doortay baarlamaanka Midawga Yurub.
Maajid ayaa horay taariikh u...
























