Home Wararka Page 849

Wararka

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Britain oo Somaliland ku Amaantay Waxay qabsatay, Waxaanu balan...

0
rypted-media; gyroscope; picture-in-picture" allowfullscreen>

Faarax Macalin Oo Kenya Ku Dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqmeyso Soomaaliya

0
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya mudane Faarax macalin ayaa ka hadlay khilaafka bada ee udhaxeeye Kenya iyo Somaliya Mr Macalin ayaa tilmaamay in...

Madaxweynaha Eritrea Oo Qaabilay Masuul Reer Somaliland Ah

0
Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda Cismaan Saalax Maxamed ayaa qaabilay ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midooobay Mudane Maxamed Warsame Ducaale oo...

Sheekh Umal oo sheegay in ay barri oo Talaado ah Ciid tahay

0
Iyadoo muslimiinta ay maanta Soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxaa meelo ka mid ah dalalka Islaamka looga dhawaaqay in Talaadada barrito ah...

Mudo araadayaasha Soodaan oo Labo Kacleeyaay iyo Ciidamada Sudan oo dilay dibad-baxayaal

0
Ugu yaraan shan qof oo ka mid ah dibad-baxayaasha dalka Sudan ayaa dhintay, kaddib marki ay ciidamada millatariga weerareen koox ka mid ah bannaanbaxayaasha...

Ergayga Cusub Ee Qaramada Midoobay Iyo Milicsiga Aragtidiisa Somaliland Iyo Wada Hadalada Hargeysa &...

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa khamiistii wuxuu ergaygiisa arrimaha Soomaalida u magacaabay danjire James Swan, oo ah diblomaasi Maraykan ah oo khabiir ah....

Wararkii ugu danbeeyay