Home Wararka Page 841

Wararka

Haweenay kaligeed kasoo dhex toostay diyaarad meel tiilay

0
Haweenay ayaa sheegtay in looga dhex tagay diyaarad ay leedahay shirkadda Air Canada kadib markii ay ku dhex hurdootay duulimaad ay kasoo raacday magaalada...

DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Dr Lema Megeresa Oo faah Faahin Ka Bixiyay Cidii ka Danbaysay...

0
wasiirka gaashaandhiga dawlada federaalka itoobiya Dr Lema Megeresa ahna madaxwayne kilalka oromada ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay inqilaabkii dhicisoobay ee Dhacay...

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Soo Saartay Amar Lagu Mamnuucayo Taagista Taawarada Cusub

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi ayaa wareegto ka soo saaray Dhismaha Taawarrada iyo Goobbaha Isgaadhsiinta ee Cusub,waxaana...

Ekram İmamoğlu oo Loo Doortay Duqa Istanbul

0
WASHINGTON. D.C — Musharraxa ka socday xisbiga mucaaradka ah ee CHP ninka la yiraahdo Ekrem Imamoglu ayaa ku guuleystay doorashadi ku celiska aheyd ee maanta...

Madaxweynihii gobolka Amxaarada oo lagu dilay “afgambigii fashilmay” ee ka dhacay Itoobiya

0
Warbaahinta dawladda Itoobiya yaa xaqiijisay in afar sarkaal oo uu ka mid yahay taliyihii ciidamada dalkaas, General Seare Mekonnen ay rag hubaysani dileen. Madaxweynihii gobolka...

Daawo Afgambigii Gil Gilay dalka Ethiopia iyo raysal wasare Apy oo xalay Xili danbe...

0
Ciidamo gadoodsan ayaa isku dayey inay afgembi ka ridaan maamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Wararka laga helaya magaalada Bahar Dar ee xarunta maamulka Amxaarada ee...

Wararkii ugu danbeeyay