DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Dr Lema Megeresa Oo faah Faahin Ka Bixiyay Cidii ka Danbaysay Dilkii Taliyaha Ciidanka Iyo Madaxda Kale!

0

wasiirka gaashaandhiga dawlada federaalka itoobiya Dr Lema Megeresa ahna madaxwayne kilalka oromada ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay inqilaabkii dhicisoobay ee Dhacay kililka Axmaarada laguna dilay madaxwaynihii kililkaasi iyo xubno kale.

Sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa ka hadlay xaalada guud ee wakhtigan uu kusan yahay qaybo kamida dalka itoobiya oo ciidamadu la tacaalayaan qabashada kooxihii inqilaabkan waday

Dhanka kale wasiirka ayaa ka hadlay dilkii taliyaha ciidanka oo isana lagu dilay magaalada adis ababa.