Home Wararka Page 836

Wararka

Deg Deg War, Madaxwayne Muuse Biixi oo Wiig Gudahii Sameeyay Labo Jeer Xilka qaadis...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/XKQ/222/1-330/062019,uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida...

Haweenay kaligeed kasoo dhex toostay diyaarad meel tiilay

0
Haweenay ayaa sheegtay in looga dhex tagay diyaarad ay leedahay shirkadda Air Canada kadib markii ay ku dhex hurdootay duulimaad ay kasoo raacday magaalada...

DAAWO;-Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Dr Lema Megeresa Oo faah Faahin Ka Bixiyay Cidii ka Danbaysay...

0
wasiirka gaashaandhiga dawlada federaalka itoobiya Dr Lema Megeresa ahna madaxwayne kilalka oromada ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay inqilaabkii dhicisoobay ee Dhacay...

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Soo Saartay Amar Lagu Mamnuucayo Taagista Taawarada Cusub

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi ayaa wareegto ka soo saaray Dhismaha Taawarrada iyo Goobbaha Isgaadhsiinta ee Cusub,waxaana...

Ekram İmamoğlu oo Loo Doortay Duqa Istanbul

0
WASHINGTON. D.C — Musharraxa ka socday xisbiga mucaaradka ah ee CHP ninka la yiraahdo Ekrem Imamoglu ayaa ku guuleystay doorashadi ku celiska aheyd ee maanta...

Wararkii ugu danbeeyay