Madaxawynaha Ruwanda PaulKagame : Xuquuqul insaanka Reer Galbeedka ‘waa wax lagu qoslo’
Madaxweynaha dalka Rawanda ayaa wax lagu qoslo iyo fajac ku tilmaamay aragtida xuquuqda aadanaha ay ka qabaan dalalka reer Galbeedka, wuxuuna ku tilmaamay dareen...
Xukuumada xamar oo Joojisay Wadhadalkii ay Ku blan sanaateen Somaliland
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa ganafka ku dhufatay wada hadalkii ay somaliland kula yeelanaysay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.
Dawlada soomaaliya ayaa sheegtay inaanay...
Mareykanka oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay Iran
Madaxweyne Trump ayaa qalinka ku duugay cuanqabateyn cusub uu ku soo rogay dalka Iran, cunaqabateynka oo saameyn u geysanaya hoggaamiyaha ruuxiga Iiraan Ayatollah Ali...
Madaxwaynaha dawlada xamar oo Wali Ku taamaya in uu Soo Celiyo Sistemkii Kacaankii,iyo Dawlada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay xaflad qalin jabin ah oo loo qabtay ardayda jaamacadda ummadda ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadda dalka...
Kenya Airways Oo Bilaabaysa Duulimaadyo Ay Ku Timaado Somaliland
Xidhiidhka xumaaday ee u dhexeeya Kenya iyo Somalia oo mar ahaan jiray kuwo jaal ka ahaa dhinaca xadka iyo duulimaadyada ka yimaada Muqdisho, ayaa...
Xukuumada Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada
Xukuumada Somaliland Oo Amar Warbaahinta Madaxa Banaan Ka Dhan Ah Duldhigtay Shirkadaha Kireeya Risiifarada
Sidaynu Ognahay inta badan Tv yada hawad Ku Jira waxaa laga...
Hoggaamiyihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya oo la toogtay
Hoggaamiyihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya oo la toogtay
Weriyaha BBC-da ka tirsan ayaa kusoo warramaya in ninkii la sheegay inuu ka dambeeyay iskudaygii...























