Waxa Soo Kordhaya gadiidka GT ah e Qaadka Lagusoo qarinayo
Hargaysa, Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa habeenadii udanbeeyay gacanta ku soo dhigay Gaadiid masuuliyiinta xukuumadu leeyihiin kuna xidhay yahay Lambarkii Dawladda ee...
Coronavirus: Seynisyahanno u dhashay UK oo soo saaray dawo loogu talagalay Covid-19
Dawo cusub oo ay seynisyahanno u
dhashay dalka Ingiriiska usoo saareen cudurka Covid-19 ayaa lagu
tijaabiyay Isbitaalka Jaamacadda Southampton ee waddankaas.
Dawadan
oo ay iska...
Madaxweyne dalkiisa u dalbay dhir uu sheegay in lagu daweeyo Coronavirus
Madaxweynaha Tanzania, John
Magufuli, ayaa sheegay inuu dawo dhireed la sheegay inay daweyso cudurka
Covid-19 uu ka soo dhoofsan doono dalka Madagascar. Hay'adda
caafimaadka...
Cali Guray.Dad Saboola Oo Danyar Ah Iyo Madaxwaynahoodii Ayaa Dhul Isku Haysta, Sheeko Iyo...
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” Oo kamid ah Siyaasiyiinta xisbi xaakimka kulmiye Islamarkaana badi ka hadla xaaladaha dalka tagaan ayaa wax...
Somaliland maxay kaga dayan kartaa Mozambique iyo Rwanda
Maxaan ka barankarnaa horumarka wadamada hore uu usoo ragaadiyeen dagaaladda sokeeye, jabhaddo iyo qabaail, oo maanta ku talaabsaday muddo yar oo...
Kim Jong-un oo muddo kaddib fagaaro ka soo muuqday
Kim Jong-un ayaa dib fagaaraha uga
soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan maalmood ah, sida ay
soo tabisay warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi.
Wakaaladda
wararka...
Wasiir Warfaafinta Somalia oo Badka soo dhigay Sir hoose oo u qarsoonayd Farmaajo...
Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Xayir (Maareeye) oo ka
hadlayey cudurka faafa ee Coronavirus/Covid-19 ayaa shalay sheegay in
dowladda federaalku qof kasta oo dhinta ay...






















