VOA Deg Deg, Wariye Lagu Dilay xamar
Wariya Siciid Yuusuf Cali oo ka tirsanaa televisoinka maxa banaan ee
Kalsan ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdiso, sida uu voa da u
xaqiijiyay...
Kenya: Hala baaro sababta diyaaraddeenna loogu soo riday Soomaaliya
Dowladda
Kenya ayaa Soomaaliya iyo beesha caalamka ka codsatay in baaritaan lagu
sameeyo sababta diyaarad laga leeyahay Kenya oo ka shaqeysa gargaarka
bani'aadannimada loogu...
Diyaarad ay leedahay Iran oo “sababtay faafidda fayraska ee Bariga Dhexe”
Diyaarad ay leedahay Iiraan oo lala xiriirinayo ilaalada kacaanka
dalkaas ayaa sii faafisay fayraska corona ee Bariga Dhexe, sida
ay BBC ogaatay.
Mahan Air ayaa bukaanno qabay...
Ian Powell: 8 sano oo uu darogo cunayay ka dib hadda waa Milyaneer
Toddobaadkan waxay BBC la hadshay Ian Powell iyo Jackie Hueftle oo
ah milkiilayaasha shirkadda Kilter Grips, oo ah shirkad ku taalla
Mareykanka...
Dowlada Norway Oo Shaacisay In Ay Sharciga Dalkeeda Siinayso Ku Dhawaad 1600 Oo Qof...
Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la...
BBC Dad ku dhintay diyaarad xamuul ah oo ku dhacday meel u dhaw...
Lix qof ayaa ku dhintay diyaarad sidday xammuul oo ku
dhacday meel u dhaw garoonka Bardaale ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wasiirka Gaadiidka ee Koonfur Galbeed...
Maraykanka oo sheegay inuu ku wareeray QABIILKA Somalia & qorshe uu u dejiyey
30 Abriil 2020 – Danjiraha Maraykanka u fadhiya Somalia, Donald Yamamoto, ayaa waraysi dheer oo uu siiyey hay’adda cilmi baarista ku sameeysa...
Madaxwayne Afrikada bari ah o Umadiisu mudo aanay arag una haysteen in u dhintay...
Madaxweynaha Eritrea ayaa
ka dagay dalka dariska leh ee Itoobiya, iyada oo la sheegay inuu bilaabay ol'ole
ka dhan ah Covid-19 iyo arrimo ku saabsan sida...



















