Home Wararka Page 636

Wararka

Ciyaaryahan Afar Sanno Ka Hor Shil Gaari Inuu Ku Dhintay La Shaaciyay Oo Isagoo...

0
Ciyaartoy loo malaynayay inuu ku geeriyooday shil gaadhi oo dhacay sannadkii 2016 ayaa lagu soo warramayaa in la helay isaga oo caafimaad-qaba oo taam...

Hogamiyaha shacbiyada oramada jawar mohamed, Geeska Afrika wuxu wajahi doona xasilooni darro kasoo...

0
Hogaamiyaha Ruuxiga ah Ee Qoomiyada Oromada Jawar Mohammed, oo isagu ah siyaasiyiinta ugu cad cad ee dalka itoobiya una dhaq dhaqaaqa arrimaha...

Tom Cruise: 4 jeer oo uu halis weyn galiyay naftiisa iyo arrin layaab leh...

0
Tom Cruise ayaa doonaya inuu bog cusub ka sameysto taariikhda shirkadda filimada Hollywood, isagoo markii ugu horreysay abid filim kusoo sameynaya hawada sare. Arrintaas...

Dawlada Jabuuti Oo Dadkii Ugu Tirada Badnaa Kusoo Daad Guraynaysa Somaliland, Xili Coronavirus Saamayn...

0
Wararka Laga  Helayo Magaalada jabuuti ee dalka jabuuti ayaa sheegay in maalmaha soo socda boqolal qof Oo Asal ahaan kasoo jeeda Somaliland...

Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray-ga ee TPLF, oo ah xisbiga ugu weyn gobolka Tigray...

0
Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa qorsheynaya inuu doorashooyin qabto, sida uu sheegay xisbiga maamula, taasi oo horseedi doonta isku dhac dhex mara ayaga...

Siyaasi Cali Guray.Siyaasadda Arimaha Dibadda Ayaa Runtii La Hadhay Somaliland

0
Turkigu runtii Somalia nafta ayuu dul dhigay waana saaxiibka ugu mudan ee Somalia, marka laga reebo Somaliland oo la og yahay in aanay...

Khabiir ku dhawaaday helidda daawada coronavirus oo lagu dilay Maraykanka

0
Khabiir dadaal ugu jiray helidda daawada cudurka safmarka ee coronavirus ayaa lagu toogtay dalka Maraykanka, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Maraykanka. Bing Liu, khabiir dhanka baaritaannada daawooyinka...

Ex Madaxwayne Shekh Sharif o cambareyay gantaalka Lagu Gubay Diyaardii gargaarka Siday e...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay diyaaradii kusoo dhacday duleedka degmada Bardaale, oo la sheegay inay soo rideen...

Mareykanka oo markii ugu horreysay uu gaaray xayawaan duula ‘oo dadka dila’

0
Iyadoo Mareykanka uu la daalaa dhacayo weerarka xanuunka coronavirus ee sida ba'an u saameeyay, waxaa haddana ku billowday cabsi kale oo aad u weyn,...

Wararkii ugu danbeeyay