Home Wararka Page 600

Wararka

BBC WARBIXIN CAJIIBA,Waxaa la i helay anigoo ku duuban jaakadda hooyadeey – laakiin...

0
Tony May wuxuu jiray dhowr isbuuc oo kaliya markii lagu tuuray qarka wabiga Thames ee magaalada London, xilli uu socday Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Muddo ...

AyaSofiya.Madaxa arimaha diinta Turkiga ayaa minbarka u baxay si uu khudbadii jimcaha u akhriyo

0
Madaxa arimaha diinta Turkiga ayaa minbarka u baxay si uu khudbadii jimcaha u akhriyo, isaga oo gacanta ku sita seeftii laftigeedii uu 567...

Xukumada Farmaajo oo Hawada ka celisay Diyaarad laga leeyahay Kenya,sideyna 80 Qof oo Soomaaliya+Waxa...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa saaka hawada ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka Kenya oo kusoo socotay magaalada Muqdisho, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u...

Abood Hamam: “Sawirka aad u dhiman karto ama ku badbaadi karto

0
In muddo ah, Cabuud Hamam wuxuu ka soo warramayay dagaallada dalka Suuriya, halkaas oo uu muuqaalo iyo warar uga soo diri jiray warbaahinta caalamka,...

Aayaa Soofiya ee Turkiga: Muxuu yahay dhismaha 86 sano ka dib maanta lagu tukanayo?

0
Ka dib 86 sano oo uu madxaf ahaa, dhismaha Aaya Soofiya ayaa maanta lagu tukanayaa salaadda Jimcaha, waxaana halkaas isugu tagay dad aad u...

Dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta oo wajahaya kiis maxkamadeed oo caalami ah

0
Warbaahinta Faransiiska ayaa xaqiijsay in cabasho laga diiwaan geliyay dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta, iyadoo lagu eedeeyay jir-dil iyo dad lagu waayay dagaalka ka socda...

Itoobiya: ‘Biyaha wabiga Nile sidaan doonno ayaan u isticmaaleynaa’

0
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedduu Andaargaashew ayaa sheegay Itoobiya iney biyaha wabiga Nile ay u isticmaali karto ujeeddada ay rabto. Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedduu...

Wararkii ugu danbeeyay