Home Wararka Page 592

Wararka

Nabi Muxammad (NNKH) hadal laga sheegay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

0
Saddex ruux ayaa ku dhimatay magaalada Bangalore ee koonfurta dalka Hindiya kaddib markii ay ciidamada booliska rasaas ku fureen dad mudaharaadeyaal ah...

0
Waa Tuma haweeneyda madowga ah ee uu Biden u xushay ku xigeenkiisa? Musharraxa madaxtinnimada ee xisbiga dimuqraaddiga Joe Biden ayaa u magacaabay Senator Kamala Harris...

Deg Deg Ilhaan Cumar oo mar kale ku guuleysatay kursiga xisbigeeda ee Aqalka Wakiillada

0
IlhanCumar, oo kasoo jeedda jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay doorasho ay xibigeeda dhexdiisa ka gashay, taasoo loogu tartamayay matalaadda kursiga...

F.C.Waraabe oo taageeray Go’aamadii ka soo baxay Shirka Beelaha Mudulood+Wuxu ku sababeeyay Taageeradiisa

0
F.C.Waraabe oo taageeray Go’aamadii ka soo baxay Shirka Beelaha Mudulood+Wuxu ku sababeeyay Taageeradiisa

DP World Oo Ka Hadashay Halka Ay Marayso Dhismaha 400 Mitir Oo Lagu Kordhiyay...

0
Shirkadda DP WORLD ee maamusha Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa ka hadashay halka ay marayso Dhismaha 400M oo lagu kordhinayo Dekedda Magaalada Berbera. Qoraal kooban...

Trump oo lala cararay kaddib markii qof lagu toogtay meel u dhow Aqalka Cad

0
Madaxwenaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in qof lagu toogtay goob u dhow Aqallka Mareykanka, kaddib markii uu ka baxay shir jaraa'id. Mr Trump ayaa...

Wasiirka Khaarajiga ee Xukumadii Somalia ee la riday oo si ka gaadhsiis ah u...

0
Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sameeyey magacaabis is-daba joogo ah xilli xukuumaddii uu ka tirsanaa lagala...

Wararkii ugu danbeeyay