Emine Erdoğan iyo jilaaga caanka ah Aamir Khan oo ku kulmay Istanbul
Jilaaga
Caanka ah ee Bollywood Aamir Khan ayaa Turkiga ku sugan si uu halkaas
ugu sameeyo filimkiisa lagu magacaabo 'Laal Singh Chaddha'.
Jilaagan ...
Taiwan oo si rasmi ah Xafiis Diblomaasiyadeed uga furatey Hargeysa-Somaliland
Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.
Munaasabadda waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti sharaf kale.
Sidoo kale...
Warbaahinta & Khuburrada Dawladda Masaarida Oo Ka Hadlay Shakiga Itoobiya Ee Saldhigga Millateri Ee...
– Qaar ka mid ah Khuburrada iyo Warbaahinta Masaarida ayaa ka hadlay
dareenka Cadhada iyo shakiga ah in Dawladda Masar ay Saldhig Millateri
waydiisatay...
Puntland oo shuruudo adag ku xirtay shirka Dhuusamareeb 3
Maamul
goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka fashilinta
natiijooyinkii ka soo baxay shirarkii Dhuusamareeb 1 iyo 2, waxaana ay
ugu baaqday Madaxweyne Maxamed...
Xisbiga Waddani oo dib-u-dhigay Shirkii Golaha Dhexe & Shirweynihii Xisbiga Labada
Xisbiga Waddani oo dib-u-dhigay Shirkii Golaha Dhexe & Shirweynihii Xisbiga Labada
Shirkadaha ganacsiga Imaaraadka iyo Israa’iil oo bilaabay iskaashi
Heshiiskan
ayaa dhexmaray shirkada sameysa cilmibaaridda oo algu magacaabo Tera
Group oo fadhigeedu yahay Tel Aviv- iyo shirkadda Imaaraadka, ee APEX.
Wakaalada wararka rasmiga...
Baaqa ah in la badalo shuruucda qubeyska Mareykanka ka dib cabashada timaha Trump
Dowladda
Mareykanka ayaa soo jeedisay isbedel lagu sameeyo macnaha qubeyska iyo
madax-dhaqashada si loo kordhiyo biyaha tubada ka soo baxaya. Arrintaas
waxay ka...
Muxuu yahay cudurka ‘ay basasha sababtay’ ee ka dillaacay Mareykanka?
Bakhaarrada
raashinka iyo khudaarta laga iibsado ee dalka Mareykanka ayaa dib
suuqyada uga saaraya basashii ay horay usoo galiyeen, kaddib markii ay
soo baxday...






















