Taiwan oo si rasmi ah Xafiis Diblomaasiyadeed uga furatey Hargeysa-Somaliland

0

Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.

Munaasabadda waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti sharaf kale.

Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online ka kaga qayb-galay Xaflada Furitaanka Xafiiskaa Cusub.