Dowladda Libya oo xabbad-joojin la gashay janaraal Xaftar
Dowladda uu caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa ku dhawaaqday
xabbad-joojin ay la saxiixatay janaraalka mucaaradka ah, Khalifa Xaftar.
Madaxa dowladda GNA, Fayez al-Sarraj, ayaa ku...
Iran oo qabsatay markab uu leeyahay UAE+Ciidamada Imaraadka oo dilay Laba badmaax oo Iran...
Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa qabsatay
Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo toddobaadkan kusoo xadgubay
biyaheeda, waxaa sidaas maanta sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda
Iran.
Bayaan...
Waa kuma madaxweynaha kaligii taliyaha ah ee ku haray qaaradda Yurub?
Alexander
Lukashenko, inta badan waxaa lagu tilmaamaa digtaatooriga kaliya ee ku
haray Yurub. Waxa uu dalka ka talinayay 26-kii sanno ee la soo dhaafay.
Hase
...
Sawiro naxdin leh oo laga helay saldhig booliis
Xaaska
nin u dhashay dalka Slovakia oo ku dhex dhintay xabsi ku yaalla dalka
Belgian ayaa waxaa lagu baaqay in baaritaan cusub lagu sameeyo...
Muxuu yahay Qolka dad badan ku badbaadeen ee ‘Al-Shabaab ay gali waayeen’?
Maamulka
Hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho, oo dhawaan la weeraray, ayaa
sheegay inay dayactir ku wadaan hoteelka, dibna loo furi doono.
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed...






















