Home Wararka Page 538

Wararka

Abiy Ahmed oo booqday caasimadda Tigrayga ee Mekelle

0
Abiy Ahmed oo booqday caasimadda Tigrayga ee Mekelle Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa booqday magaalada xarunta u ah ismaamulka Tigrey ee Mekelle markii...

Qarax weyn oo haleelay Markab shidaal sida oo ku xidhan Dekada Jeddah

0
Qarax weyn ayaa saaka oo Isniin ah laga maqlay Markab shidaal sida oo ku xidhan dekadda magaalada Jeddah, qaraxan ayaa la rumeysan yahay inuu...

Shirkii Garoowe uga Socday Ra’iisal-wasaaraha Somalia & M/weynaha Maamul-goboleedka Puntland oo fashil ku dhamaaday

0
Shirkii Garoowe uga Socday Ra’iisal-wasaaraha Somalia & M/weynaha Maamul-goboleedka Puntland oo fashil ku dhamaaday+Qadiyada laysku maandhaafay Waxaa gebi ahaanba fashil ku dhammaaday, kulamo kala duwan...

Cabdilaahi-Jawaan Oo Ka Hadlay Waxyaabaha U Qabsoomay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Saddex Jirsatay &...

0
– Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan) ayaa ka hadlay marlaxadda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan iska beddelka ku yimid Siyaasadda Arimaha Gudaha, Arimaha...

Madaxweyne Muse Biixi oo Booqosho rasmi ah ku tegaya Dalka Kenya Berrito

0
Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu socdaal shaqo ugu baxo Dalka Kenya,, booqashadan ayaa la sheegayaa...

Dawladda Maraykanka Oo Xaqiijisay In Ciidammada Eritrea ka qayb-galeen Dagaalkii Lagu Qaaday Tigreega

0
Dawladda Maraykanka ayaa aamisan in Ciidammada Milletariga ee Eritrea ka tallaabeen Xuduudka Itoobiya, si ay Raysal-wasaare Abiy Axmed uga caawiyaan dagaalkii uu ku qaaday...

Weerar lagu dilay 7 Sarkaal,5-kalena lagu dhaawacay oo lala beegsaday Milateriga Somalia

0
Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof ay dhinteen afar kalena ay dhaawacmeen kadib weerar ka dhacay meel...

Wararkii ugu danbeeyay