Uhuru Kenyatta iyo Abiy Axmed oo ku kulmay Mooyale
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta
booqasho ku tagay magaalada Mooyaale ee kutaala xadka Kenya iyo
Itoobiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya...
Wefti Culus Oo Ka Socda Dalalka Beesha Caalamka Oo Ku Soo Waajahan Hargeysa
HargeysaWaxa La Filayaa Inay Hargeysa Kaga Dhawaaqaan Qaadhaanka Ay Doorashada U Qoondeeyeen Oo Muhiim U Ah Qabsoomiddeeda
Waxa La Filayaa Inay Hargeysa Kaga Dhawaaqaan Qaadhaanka...
Taiwan Oo Ka Hadashay Ballaadhinta Dekedda Berbera, Garoonka diyaaradaha Ee Imaaraadku Maalgeliyey & Xasiloonida...
Waxaan Ka Tagey Caasimadda
Hargeysa Aniga Oo Aan Wadan Wax Ilaalo Ah, Waxaanan Si Kalsooni Leh Ku
Imid Magaalo-Xeebeedda Berbera.” Safiirka Taiwan U Fadhiya...
Reer Waqooyiga Muqdisho Xilalka Ka Haya, Balse Aan Iman Karin Guryahoodiiba Marti Ama Dulsaar...
Burburkii Somalia maxaa ka dembeeyay? Reer Waqooyi iyo reer Koonfureed maaha ee waa Somaliya iyo Somaliland ee yaa Metala dadka Somaliland? Ma...
Doorashada Soomaaliya: Dalka ma yeelan karaa dhowr madaxweyne ka dib bisha February?
Iyadoo
arrimaha doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan guddiga doorashooyiinka
dowladda dhexe uu khilaaf ka taaganyahay, haddana musharixiinta
mucaaradka ah oo dhowr shir ku yeeshay Muqdisho...
Ciidamada Ethiopia oo Rasaas ku Furay Shaqaale UN ta ah gobolka tiray dhexdiisa
Dawlada Itoobiya oo shaacisey inay
rasaasaysay,Jeelkana ku gurtay Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo
ku safraayey Gudaha Gobolka Tigray
Redwan Hussein, afhayeenka xaaladda deg degga...
Soomaaliya oo shuruudo kusoo rogtay Kenyanka usoo safraya
NAIROBI —
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta shuruudo cusub kusoo rogtay dadka u dhashay dalka Kenya ee imanaya Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda...






















