Home Wararka Page 537

Wararka

Khilaafka diblumaasiyadeed: ‘Soomaaliya oo ciidamo soo dhoobtay xadka Kenya ee Mandheera’

0
Xiisad ayaa ka taagan xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ee u dhow magaalada Mandheera kaddib markii halkaas la keenay ciidamada dowladda Soomaaliya, sida...

Dibadbax ka socda magaalada Muqdisho

0
Dibadbax ka socda magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka bilawday banaanbaxyo gaar ahaan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Banaanbaxayaasha ayaa waddooyinka ku gubaya taayaro waaweyn,...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Caawa Narobi kula kulmay Siyaasiga Raila Odinga

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi kula kulmay Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya, ahna Ergayga gaarka...

Dowladda Soomaaliya oo gabi ahaanba Kenya u jartay xiriirkeeda diblomaasiyadeed

0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe Dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa gabi ahaanba u jartay xiriirkii dublamaasiyadeed ee ay al laheyd dalka Kenya. War xalay saqdii...

Kulanka Labada Madaxwayne ee Somaliland iyo Kenya

0
NAIROBI —  Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qaabilay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay booqasho ku tagay dalkaasi. Aqalka Madaxtooyada Kenya ayaa sheegay in...

Wararkii ugu danbeeyay