Maamule Ku-xigeenka Dekada Berbera Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Dekada Saylac
Saylac(BGN)Maareeye ku-xigeenka dekada Berbera Cumar Obokar Jaamac ayaa maanta Socdaal shaqo ku tagay magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal.
Maareeye ku-xigeenka iyo wafdi uu horkacayo...
Xeer Ciqaabeedka Somaliland Ma Bible Code’ baa Mise Waa Penal Code.
GOGOL DHIG :-
Wadan kastoo aduunka dulsaarani wuxuu leeyahay Xeer-Ciqaabeed lagu xadeeyo hab-dhaqanka umada(Morals & Conduct), waana xeerka jideeya falkasta oo Dembi noqon kara iyo...
Somaliland: Wasiir Qawlkiisu ku Noqday Qumbulad Qaawisay Ceebtiisa
Horaa loo yidhi ‘canaan ka yaab reer ma doojo’
“Dadkii isu soconayey ma jiraan, way xanniban tahay halkaasi (xuduudka Somaliland iyo Jabuuti), lacagta cashuurta ee...
Xildhibaan Damac Ka Galay Kursiga Cabdiraxmaan Cirro Ee Golaha Wakiilada Somaliland
Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye isla markaana laga soo...
Hanki Iyo Hiigsigi Ummadda S/L Iney Ka Mid Noqoto Dawlad La Aqoonsan Yahey Halkey...
Waxaan akhriyeey warbixin ay qortey warsidaha caanka ah ee (wiki leakis ) ka soo jabsatay safaaradda mareykan ee Addis ababa oo cinwaankeedu yahay Rai’sal...
Jaamacada Hargeysa Oo Loo Magacaabay Gudoomiye Ku Meel Gaadh Ah Iyo Garabyadii Is Hayey...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Sacad Cali Shire oo ka mid ah guddida jaamacada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay xaalada jaamacada Hargeysa, oo muddooyinkii ugu...
Buug Uu Qoray Alle Haw Naxariistee Danjire Axmed Maxamed Aadan Qaybe Oo Lagu Soo...
Buug uu qoray alle haw naxariistee gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada somaliland Danjire Axmed Maxamed Aadan Qaybe ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa.
Munaasibada lagu...