Home Wararka Page 1089

Wararka

Dawlada Itoobiya Oo Sii Daysay Cabdikariin Qalbi Dhagax Iyo Suldaan Ka Qayb Qaatay Sii...

0
Dawlada federaalka ee dalka Itoobiya ayaa xoriyadiisa u soo celisay Cabdikariin Sheekh Muuse(Qalbi Dhagax) oo mudo sanad ku dhaw ku jiray gacanta dawlada Itoobiya. Suldaan...

Shirkan Buurta gacan Libaax Waxaa wada Garxajiskii Xisbiga Wadani,Waxaana Suura gala, Siyaasi jaamac Shabeel

0
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigaal (Jaamac Shabeel) ayaa sheegay in shirka buurta gacan libaax uga socda mid...

Ururka Xasaradaha Aduunka Oo Warbixin Cusub Ka Soo Saaray Dagaal Mar Kale Ka Dhex...

0
Ururka xasaradaha aduunka ee  International Crisis Group ayaa ka digay dagaal mar kale dhex mara dawlada somaliland iyo maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland. Warbixin uu...

Boqor Buur Madow oo Ku hanjabay in uu ,Wado Cusub oo Siyaasadeedna Jeexan...

0
Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in uu soo waddo majare siyaasaddeed oo cusub dhawaanna daboolka ka qaadi doono mawqifkiisa kadib xadhigii lagula kacay isla...

DEG DEG Ethiopia oo Xadhiga ka jaraysa Ceelkii Shidaal ee Ugu Horeeyay

0
Shirkad Shiine Ah Oo Degaanka Soomaalida Ethiopia Ugu Bushaaraysay Shiidaal Muddo Kooban Lagu Soo Saarayo Cambani fadhigiisu yahay Shiinaha oo lagu magaacabo Poly Technology ayaa...

Shir Jabhada ONLF uga Furmay Dalka Eritaria

0
Iyada oo dowladaha Itoobiya iyo Eritrea ay bilaabeen wadahadalo toos ah oo miiska lasoo wada fariistay, wafuudna is dhaafsadeen, ayaa waxa ay u egtahay...

Hay,ad Caalamiya oo Madaxbanaan Oo Warbixino Kasoo Saartay sida Loola dagaalamo Musuq,maasuqa

0
Hay’adda daahfurnaanta ee caalamiga ah oo ka sahqaysa la dagaallanka iyo dabagalka musuqmaasuqa, ayaa war ay dhowaan soo saartay ku sheegtay habka ay is...

Siyaasi Cali Guray Oo Dhaliilay TV qaranka iyo Idaacada, iyo Sababta oo uu...

0
Ah! waxan nacay Idaacadda iyo TVga Qaranka ee Somaliland. Waa waxa intaa ay jireen aan si hagar la'aan ah dadka uga haqab tirin xusuusta...

Wararkii ugu danbeeyay