Home Wararka Page 1036

Wararka

Garoowe Koox Daroogiistayaaal ah oo aay isku dhaceen Ciidanka Booliiska Garoowe oo Dhaawac iyo...

0
Taliyaha xasilinta gobolka Nugaal, Gen. Muxyadiin Axmed Muuse, ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad dhex maray ciidamada amniga iyo kooxo hubaysan oo ka...

Madaxwayne Biixi oo Shirkii Ugu danbeeyay ee golihiisa wasaaradaha faray shaqo adag oo warbixin...

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu dhawaan shirka Golaha Wasiirrada ee Khamiislaha ah xubnaha Golihiisa wasiirrada ku amray in...

Konton Milyan Oo Qof Oo Facebook Adeegsada Oo Xogtooda La Xaday

0
Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in "ku dhawaad 50 milyan" oo qof oo adeegsada shabakadeeda xogtooda u dayacantay cillado farsamo oo xageedka ka timid awgood. Shirkaddu...

Sarkaal Loo Haysto Tacadiyadii Jeel Ogaadeen Ka Dhacay Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

0
Hay’addaha Amaanka Ee Deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku soo dhigay Kornayl Shamaaxiye oo ka mid ahaa saraakiisha lagu eedaynayo in door weyn ku lahaayeen...

Dagaal ka dhacay xabsiga Boosaaso labo qof oo ku dhintay iyo labo askari oo...

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in laba qof oo rayid ahi ku dhinteen, laba askarina ay ku dhaawacmeen kadib markii maanta...

Maxay ahayd sababta Abiy Ahmed looga musaafrin rabay dunida?

0
Dacwad oogeyaasha dalka Itoobiya ayaa maxkamad soo taagay shan qof oo lagu tuhunsanyahay argagixisannimo, iyagoo loo heysto iney isku dayeen dilka ra'iisul wasaare Abiy...

Midowga Yurub ayaa daboolka ka qaaday in isbeddel laga sameeyey waxbarashadda Jamhuuriyadda Somaliland oo...

0
Midowga Yurub ayaa daboolka ka qaaday in isbeddel laga sameeyey waxbarashadda Jamhuuriyadda Somaliland oo ay kordheen  wiilasha iyo hablaha dugsiyada la qoraa. Siday Werisay Wakaallada...

Wararkii ugu danbeeyay