Madaxweynihii Hore ee Killilka Shanaad Oo Mar Kale Maxakamada La Hor keenay
Mar Kale ayay Maanta Xeer Ilaalinta Ku Taala Addis Ababa ay dhagaystay Dacwada Loo Haysto Madaxweynihii Hore ee Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar.
Xeer...
Daawo Madaxawyne Xaruntii kaluumaysiga ee Berbera Shacab Ayaa qaybsaday Kaluumaystadiina Dhibaa ka haysatada...
Daawo Madaxawyne Xaruntii kaluumaysiga ee Berbera Shacab Ayaa qaybsaday Kaluumaystadiina Dhibaa ka haysatada shaqadoodii, Muftiga Fidinta dacwada Diiniga ah ee Sheekh Cali Iid
Burundi: Daniel Ntiranyibagira waa ninki ugu horreeyey oo arag la’ oo imtixaanka dugsiga sare...
Daniel Ntiranyibagira oo ah nin arag la' ayaa wuxuu noqday qofki ugu horreeyey oo taariikhda dalka Burundi ku guuleysta Imtixaanka dugsiga sare ee dalkaasi...
Deg Deg Dawlada Britain oo 50,000,000 oo Gini Ugu Deeqday jamhuuriyada Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ingiriiska oo ay hoggaaminayso wasiiru-dawlaha dalka...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay xalaada siyaasadeed...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay xalaada siyaasadeed ee dalku marayo, xiisada Xisbiga Kulmiye, is marin waaga Xisbiyada...
Missing journalist Jamal Khashoggi ‘was killed inside Saudi consulate’
Turkish authorities have said that a prominent Saudi journalist who disappeared four days ago after entering Saudi Arabia’s consulate in Istanbul was killed inside...
Madaxwaynaha Somaliland Oo Laba Xeer Dhaqan-Galiyay
WAR-SAXAAFADEED: 07/10/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-207/102018, ku dhaqan-geliyey laba xeer oo kala ah, Xeerka...





















