Maareeyaha Dekeda Berbera Oo La Weydiiyay In Ethiopia Ay Ku Soo Marti Qaadeen Xafladii...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay marti qaad rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia si ay ugala soo qayb galaan Xafladda Shirkadda Dp World...
400 Qaxooti Soomaali Ayaa Ku Dhintay Yemen – Diblomaasi
Dad gaadhaya ilaa 400 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaalka ka socda dalka Yemen tan iyo intii uu bilowday sannadkii 2015-ka, sidaasi...
Warbaahinta reer galbeedka oo qaadacday ka qeybgalka shirka ka dhacay Riyaad
Shrikadaha warbaahinta ayaa isaga baxaya ka qeybgalka shirk u saabsan maalgashiga oo lagu waday in uu ka dhaco magaalada Riyaadh ee dalka Sucuudiga sababo...
Golaha Wasiirada Itoobiya Oo La Dhimayo Iyo Tirada Laga Saarayo Oo La Shaaciyey
Golaha wasiirada ee dawlada federaalka ah ee dalka Itoobiay ayaa dib u eegis lagu samaynayaa.
Fadhigii ugu dambeeyey ee ay yeesheen golaha wasiirada ee Itoobiya...
Maxbuus 100 sano jir ah oo u dhashay Nigeria oo sugaya xukun dil ah
Celestine Egbunuche oo ah maxbuus loo heysto fal dil ah ayaa loo aqoonsaday inuu yahay "maxbuuska ugu da'da weyn dalka Nigeria" iyadoo uu socdo...
Wasiirka gaadiidka iyo horu marinta jidadka somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa is hor taagay isku...
Wasiirka gaadiidka iyo horu marinta jidadka somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa is hor taagay isku shaandhayn uu maareeyaha hay’adda waddooyinku ku sameeyey agaasime waaxeedyada hay’addaasi.
Qoraal...
Cirbixiyeeno kasoo booday dayax-gacmeed ciladoobay
Dayax-gacmeed ay saarnaayeen cirbixiyeeno Ruushka u dhashay ayay cillad ku qabsatay hawada sare sida ay tabinayso warbaahinta Ruushka, balse dadkii saarnaa ayaa ka badbaaday.
Waxaa...
BBC Itoobiya: Ciidamo gadoodsan oo tagay xafiiska Abiy Axmed
Dhowr boqol oo kamid ah ciidamada Itoobiya ayaa socod ku tagay xafiiska Raisul wasaaraha dalkaas ee magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa ayagoo dalbanaya...






















