Home Wararka Page 1025

Wararka

Gabdho Soomaali ah oo Maydkooda laha helay meel bali ah wadanka

0
Labo gabdhood oo Soomaali ah oo da'yar ah oo habeenkii Sabtida ahayd xilli ay guryahooda u soo hoyanayeen lagu waayay magaalada Minneapolis ee dalka...

Wasiirka Beeraha Somaliland Iyo Gudoomiyaha Hay’ada Udiyaar Garawga Masiibooyinka Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay...

0
Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar Garawga Masiibooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa naqdiyay hadal kasoo yeedhay Wasiirka Horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed...

Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland Ahmed Cali Ubaxle ayaa waraysi ay layeelataya...

0
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland Ahmed Cali Ubaxle ayaa waraysi ay layeelataya shabakada Hadhwanaagnews kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin...

Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa Madaxweynaha JSL Muuse Biixi...

0
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Cabdi, ayaa sheegay inaanay Soomaaliya xaq u lahayn inay soo farogeliso arrimaha Somaliland, waxaanu sheegay in Somaliland tahay qaran...

Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Oo Shaqada Ka Tegay + Sababta.

0
Wararka aynu ka helayno magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in caawa fiidkii uu iskii shaqada uga tegay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Sirdoonka iyo...

Raysal wasare kasoo Jeeda Dal Muslim ah oo dadkiisa u Sheegay in aay khadka...

0
Xafiiska raysalwasaaraha la magacaabay ee dalka Ciraaq Caadil Cabdi Almahdi ayaa ku dhawaaqay in xilalka wasiirnimo ee xukuumaddiisu ay noqon doonaan kuwo la isu...

Wararkii ugu danbeeyay