Home Wararka Page 1017

Wararka

Mareykanka waa inuu xoojiyaa xiriirka Ethiopia”

0
Mareykanka waa inuu xoojiyaa xiriirka kala dhaxeeya dowladda Ethiopia kadib isbeddelo waa weyn oo ka dhacay dalkaas ku yaalla Bariga Afrika, waxaa sidaas sheegay...

Dagaalka Afka ah oo Cirka Maraya Shirkada Dpworld iyo Jabuuti,

0
Wali waxa taagan khilaaf adag oo u dhaxeeya dawlada Djibouti iyo shirkada DP World. Dawlada Djibouti ayaa ayaa ka dib go’aamadii ka soo baxay maxkamada...

Maareeyaha haamaha Shidaalka Berbera oo ka hadlay Kulan uu La Yeeshay Masuuliyiinta Shirkadihii laga...

0
Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera Xasan Axmed Ibraahim oo Saxafada Madaxabanaan  la hadlay ka dib kulan uu la yeeshay Maamulkii hore ee Haamaha Kaydka...

Madaxwayne Usaftay Xulka Qarankiisa Ciyaar Caalamiya.

0
Madaxweynaha Liberia George Weah ayaa ciyaar saaxiibtinimo oo caalami ah Talaadadii u saftay kooxdiisa qaranka - isagoo ay da'diisu tahay 51 sano. Weah, oo ahaa...

Dibu Dhac Ku Yimid Sidii Eritrea Ugusoo Noqon lahay Golaha Ururka Igadh ee...

0
Waxaa dib u dhacay ku soo laabashada ay Eritrea ku soo laaban lahayd xubinnimadeedii urur goboleedka IGAD ee la filayey in ay maanta dhacdo,...

Siyaasiyiinta Somaliland Oo Si Dhaw Ula Socda Isbedalada Ka Socda Gobolka Iyo Aragtidooda Saamaynta...

0
Siyaasiyiinta Somaliland Oo Si Dhaw Ula Socda Isbedalada Ka Socda Gobolka Iyo Aragtidooda Saamaynta Ay Somaliland Ku Yeelan Karaan Madaxda siyaasadeed ee Somaliland, ayaa...

Deg Deg Sarkaal ka Tirsanaa Ciidamada qaranka Somaliland oo falag ahaa Iminkana Dib Usoo...

0
Sarkaal Jamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland dhowaana ku biiray jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Caarre ayaa soo gaadhey degmada KULMIYE oo...

USA: Cunaqabateyn la Saarayo Cidda Faragalisa Doorashada

0
Dalka Maraykanka ayaa rajeynayna in hanjabaad uu dhawaan soo saaray taas oo digniin cunaqabateyn ah uu dirtay dadka, shirkadaha, iyo dalalka isku daya inay...

Wararkii ugu danbeeyay