Home Muuqaallo Page 27

Muuqaallo

Wasiir sacad Oo ka hadlay Goobta uu ka Dhacayo Kulanka Kowaad ee Madaxwynaha Xamar...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay in Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ay ku kulmi doonaan dalka Djibouti.   Wasiirka arrimaha dibadda...

Somaliland Iyo Somaliya Oo Goob Kale U Wareejiyay Wada Hadalkii U Dhaxeeyay.

0
Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isla gartay in kulanka koowaad ee lagu furayo wada hadalada Somaliland iyo...

Maraykanka Oo xayiraad Kusoo Rogay Sadex Shirkadood Oo Midi Soomaali tahay

0
Dawlada Maraykanka Oo Cunaqabatayn Ku Soo Rogtay Sadex Shirkadood Oo Mid Soomaali Tahay Iyo Waxyaabaha Lagu Xayiray Dawladda Mareykanka ayaa Jimcihii sheegtay inay cuna-qabateyn ku...

Qiso Layaab,leh, Sawir Sababay In Uu Istaago dagaalkii Maraykanku La galay ...

0
Konton sano ka hor, ayaa uu taliyihii booliiska qaranka ee dalkii la odhan jiray Koonfurta Fiyetnaam, waxa uu si aanu isba dhibin u kaxeeyey...

Madaxwaynaha dawlada Xamar oo Markii Kowaad k hadlay Dhiibidii Qalni dhagax oo...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddo bilooyin badan ah kadib ka hadlay dhiibistii dowladda federaalka dhiibtay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi...

Xildhibaano ka tirsan guddiga dhaqanka, saxaafadda, ciyaaraha iyo tijnoolajiyadda ee baarlamaanka Britain ayaa ku...

0
Xildhibaano ka tirsan guddiga dhaqanka, saxaafadda, ciyaaraha iyo tijnoolajiyadda ee baarlamaanka Britain ayaa ku sugan dalka Maraykanka, halkaas oo ay kulamo la yeelanayaan shirkadaha...

Wararkii ugu danbeeyay