Home Featured Page 10

Featured

Featured posts

Weerarrada Baabul-Mandab iyo saamaynta ay ku leeyihiin dhaqaalaha caalamka

0
Waxaa jirta cabsi laga qabo in isu socodka baayac mushtarka dunida uu khalkhal ku yimaado, ka dib markii shirkadaha maraakiibta ee waaweyn ay ka...

Xoogsade Afrikaan ah oo dhaxal u helaya balaayiin doollar, maxayse tahay

0
Maalqabeenka Nicolas Puech oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa qaatay go'aan naadir ah kaas oo wargaysada caalamka si weyn u hadal hayaan. Ninkan bilyaneerka ah...

Sida askari aan daacad ahayn iyo 25 milyan oo doollar ay u horseedeen soo...

0
Waan soo xirnay Saadaam Xuseen, maanta waa maalin ku weyn taariikhda Ciraaq, kuwaaas waxaa ay ahaayeen eraydii Paul Bremer, oo ah mas’uulkii dowladda Maraykanka...

Putin oo isku aaminay inuu booqdo dalal Muslimiin ah isagoo horay uga baqay inuu...

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa safar naadir ah shalay ku tagay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga. Mawduucyada la filayo in laga wada hadlo waxaa ka...

Noocyada iyo qiimaha diyaaradaha dagaal iyo taankiyada ay Soomaaliya iibsan karto si ay Al-Shabaab...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa guul weyn ugu dambeyn ka gaartay dedaalka ay ku dooneysay in laga qaado xayiraada hubka oo ahayd tan ugu mudada dheer...

Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In Maraakibta Marta Badacas Weeraro Lagu Qaaday

0
https://youtu.be/q5I0B-CE3PE?t=24

Maxaa ku qoran dukumiintiyada sirta ah ee laga faafiyay shirka Imaaradka Carabta ee Soomaaliya...

0
Imaaraatka Carabta ayaa qorsheynayay in doorkooda martigelinta shirka cimilada ee Qaramada Midoobay ay u noqoto fursad ay dalalka ka soo qeyb galaya shirka ula...

Shaki ayan ka qabna shanta xildhiban, Dp World diyaar ayan unahay inaanu ku biirno...

0
Muruqmalka Dekada Berbera ee loo yaqaan Geelayasha  ayaa wali waxaa usuura galin  sidii ay ugu wareegi lahayeen shirkada Caalmiga ah ee Dpworld shaqalaha waynaha...

Waa tee badda ay dooneyso Itoobiya ee ay sheegtay in jiritaankeedu ku xiran yahay?

0
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in helitaanka bad gaar ahaan badda cas ay tahay arrin muhiim u ah jiritaanka dalkiisa. Hdal ay...

Jaceylkii Maryan Mursal iyo Axmed Cigaal iyo heybsooca guurka Soomaalida

0
Jaceylkii Boodhari iyo Hodan, waa sheeko jaceyl tan ugu caansan Soomaalida dhexdeeda. Laakiin ma ahan sheekada jaceyl ee keliya ee Soomaalida ee caan baxday....

Wararkii ugu danbeeyay